Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

Garaad C.salaam oo ka hadlay shirka isimada Dhulbahante ku baaqeen iyo doorashadii Somaliland

Afhayeenka Golaha dhaqanka ee deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad C.salaan Xasan Maxamed oo Warbaahinta ayaa ka Warbixiyey Qorshaha Shirkii ay ku baaqeen Isimada dhaqanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inuu yahay shirkaasi mid looga Tashanayo Aayaha deegaanka, Wuxuu sidoo kale ka hadlay Gudi ka Kooban 27-Qof kuwaasi oo loo Xilsaaray Qaban-qaabada Shirkaasi, Wuxuuna sheegay in wax looga qaban doono Kala Qaybsanaanta Bulshada deegaanka,

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool Loosoo Magacaabaya
- Dec 18, 2017
Iyadoo Dhawaan Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Loo Caleema Saaray Xilka Madaxtinimo ...
Muuqaal: Australia oo Qabatay Basaas Waqooyiga Kuuriya u dhashay (Daawo)
- Dec 17, 2017
Dowladda Australia ayaa sheegtay inay xirtay nin lagu sheegay inuu basaas u ahaa Dowladda ...
DEG DEG Daawo: Xildhibaano ka tirsan DF-Somaliya oo Xilka laga Qaadayo iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Shaaciyey
- Dec 17, 2017
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo ka hadlay Qadiyada Qudus – VIDEO
- Dec 12, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyey ee dowlada ...
Erdogan iyo Putin oo si wadajir ah u cambaareeyey Trump
- Dec 12, 2017
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo soo dhaweyn balaaran usameeyey Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga ...
DAAWO: Madaxwayne Farmaajo Shirka Turkiga iyo Go’aanka Qudus ee Somalia
- Dec 12, 2017
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo waxa ay u ambabaxeen dalka turkiga ...
Qurba-joogta Deegaanka Horufadhi oo Waxqabad Muuqda bilaabay iyo Guriga Martida oo Xadhiga laga Jaray (Daawo)
- Dec 11, 2017
Qurbajoogta kasoo Jeeda degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn ayaa Halkaasi ka Hirgeliyey Waxqabad kala ...
Madaxwayne Erdogan oo Luuqadii ugu Adkayd ku Weeraray Yuhuuda “Israa’iil waa Argagixiso, Caruurta disha (Video)
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay dalka Israel “Dal Argagaxiso” ahna “DIlaaga carruurta”xilli ...