Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qarank

 

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee dalka, xoojinta wada shaqeynta hay’addaha amniga ee heer Federaal iyo heer goboleed iyo mideynta qorsheyaasha ka dhanka ah Al-shabaab.

Taliyayaasha ciidamada Qalabka Sida ee qaybta ka ahaa shirkan ayaa iyaguna Madaxda Qaranka u soo bandhigay halka ay marayaan qorshayaasha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo xogta ku saabsan howlgallada socda ee dalka.

Shirkan waxaa ka qayb galaya xubnaha golaha Amniga Qaranka oo ka kooban Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha, ra’iisal wasaare ku-xigeenka, xubno ka tirsan golaha wasiirrada dowladda Federaalka, Taliyayaasha ciidamada Qalabka Sida, guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool Loosoo Magacaabaya
- Dec 18, 2017
Iyadoo Dhawaan Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Loo Caleema Saaray Xilka Madaxtinimo ...
Muuqaal: Australia oo Qabatay Basaas Waqooyiga Kuuriya u dhashay (Daawo)
- Dec 17, 2017
Dowladda Australia ayaa sheegtay inay xirtay nin lagu sheegay inuu basaas u ahaa Dowladda ...
DEG DEG Daawo: Xildhibaano ka tirsan DF-Somaliya oo Xilka laga Qaadayo iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Shaaciyey
- Dec 17, 2017
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo ka hadlay Qadiyada Qudus – VIDEO
- Dec 12, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyey ee dowlada ...
Erdogan iyo Putin oo si wadajir ah u cambaareeyey Trump
- Dec 12, 2017
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo soo dhaweyn balaaran usameeyey Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ...
Daawo Video: Prof. Cali Khaliif Galaydh “Waxa aan Rabaa Soomaliland loo dhan yahay iyo Muuse inuu Heshiiskii Fuliyo”
- Dec 12, 2017
Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay ...
MUUQAAL+Murugo: Donald Trump oo Soomalida Masaafurinaya iyo Dumar ay Ilmadu ka dhamaatay iyo Waxa dhacay
- Dec 12, 2017
Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga ...
DAAWO: Madaxwayne Farmaajo Shirka Turkiga iyo Go’aanka Qudus ee Somalia
- Dec 12, 2017
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo waxa ay u ambabaxeen dalka turkiga ...
Qurba-joogta Deegaanka Horufadhi oo Waxqabad Muuqda bilaabay iyo Guriga Martida oo Xadhiga laga Jaray (Daawo)
- Dec 11, 2017
Qurbajoogta kasoo Jeeda degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn ayaa Halkaasi ka Hirgeliyey Waxqabad kala ...
Madaxwayne Erdogan oo Luuqadii ugu Adkayd ku Weeraray Yuhuuda “Israa’iil waa Argagixiso, Caruurta disha (Video)
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay dalka Israel “Dal Argagaxiso” ahna “DIlaaga carruurta”xilli ...