Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

Wiil 17-sano Qorsheynayay inuu MD Farmaajo ku qaarijiyo Garowe oo gacanta lagu dhigay,Gaas oo..

Ciidamada amaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay ruux loogu shakiyay inuu damacsanaa qaarijinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Garowe.

Ruuxa la qabtay oo magaciisa lagu soo koobay Axmed Fanax ayaa Ciidamada ay ka shakiyeen mar uu doonayay inuu dad badan oo isugu soo baxay soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo ka dhex duso si uu u arko madaxweynaha oo markaasi masraxa soo dhaweynta la saarnaa madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas.

Wiilkaan oo da’diisa lagu qiyaasay 17-sano jir ayaa su’aalo dhowr ah oo la weydiiyay ka dib la sheegay in sii daayay markii dadka qaar oo Ciidamada ay yaqaanaan ay bar garteen Wiilka gacanta lagu dhigay.

Ciidamada amaanka ayaa feejignaan dheeri ah ku jiray tan iyo shalay,maadama maanta magaaladaasi uu gaaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Waa safarkii ugu horeeyay oo madaxweyne Farmaajo ku tago Garowe tan iyo markii 8-bishii february ee sanadkii 2017dii lagu doortay Muqdisho,wuxuuna sidoo kale soo mari doonaa deegaano kale oo dhowr ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Boqor Buur-madow iyo Cabdi wali Gaas Maxaa kala Qabsaday, Xiisada Puntland iyo S.land (Daawo)
- Apr 15, 2018
Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland ...
DHEGAYSO-Isimadii Ka Socdey Somaliland oo War Ku Aadan Xaaladda Tukaraq Carmo Kaga Dhawaaqay Lana Hadlay Madaxweyne Gaas iyo Muuse Biixi.
- Apr 15, 2018
Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay wuxuu ku arkay Soomaalidii Isugu timid Carmo & Cida kala fogeysa
- Apr 15, 2018
Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel ...
DAAWO VIDEO : Caaqil Sanyare Shirkii Maanta Wax Garadka Laascaanood Kaga Tashanayeen Nabad Galyadda Laascaanood
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Caaqil Sanyare Oo Kamid ah cuqaasha magaaladda laascaanood ayaa ka hadlay shir ...
DAAWO VIDEO -: Boqor Khadar Cali Jaamac Oo Runta Usheegay Wasiirka Biyaha Somaliland Buuq Iyo Muran Ka Dhashay…..
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Waxaa maalmihii Ugu Dambeeyay Magaaladda Laascaanood Ka socday shirar ay Isugu Imanayeen ...
Warbixin Maxaa Kala Qabsaday Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Iyo Masuuliyiin Somaliland Ka Socday.
- Apr 14, 2018
Shir Maalmihii Ugu Dambeeyay Usocday Odayaasha Cuqaasha Iyo Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Lagagana Tashanayay ...
Daawo Video:Muran ka Taagan Xilka uu Muuse Biixi ka Hayo Xisbiga Kulmiye ee Somaliland
- Apr 13, 2018
Maxamed Cali Rayte oo ah Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka Hadlay ...
Safarka madaxwaynaha Soomaaliya ee Dalka Sucuudiga iyo Xog ku saabsan !
- Apr 12, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa ...
Daawo Qubanaha VOA: Xiisada Somalia iyo Imaaraadka iyo Qodobo Xiiso badan
- Apr 12, 2018
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso ...
Dhegayso: Taliye Gorod oo ka hadlay Warqad uu ku dalbaday in la Fasaxo Lacagtii Imaaraadka ee la Qabtay
- Apr 12, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa markii u horeysay ka ...