Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

DEG DEG : Dagaal Hada Ka Bilowday Garoowe Dusheeda Iyo Ciidamadda Soamliland Oo Gudaha Ugalay….

Wararka Warsidaha CASUURA.COM uu haatan ka helayo degmada Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan uu ka socdo deegaankaasi dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Dagaalkani oo soconayey muddo saacad ah ayaa yimid kadib markii ciidamada maamulka Somaliland saaka ay kasoo ruqaasadeen deegaano ka tirsan gobolka Sool halkaas oo ay fadhiisino ciidan ku leeyihiin, waxaana dagaalka oo aad u sii xoogaysanaya dhawaqa rasaasta laga maqlayaa qaybaha kala duwan ee magaalada Tukaraq.

Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la sheegay in laysku adeegsanayo, waxaana aan la ogeyn ilaa hada khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo haatan ku sugan gudaha magaalada Garoowe ayaa la sheegay in bartilmaameedkoodu uu yahay ciidamadani duulaanka soo qaaday sida uu Warsidaha Puntlandnews.net u xaqiijiyey mid kamid ah dadka deegaanka.

Xaalada degmada Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maanta aad u culus, waxaana jira gurmadyo iskaga kala imaanaya qaybaha kala duwan ee gobolka kuwaas oo xoojinaya ciidamada ay ka kala tirsan yihiin ee Puntland iyo Somaliland.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay Qaban-qabaadiisa Wadeen ...
MUUQAAL: C.raxmaan Saylici oo Tagay Goobihii S.land ka Qabsatay Puntland
- Jan 22, 2018
Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa ...
Daawo Video:Muuse Biixi oo Lagu Canaantay Dagaalka Dadka Badani ku Dhinteen ee Ceel afwayn
- Jan 22, 2018
Dagaalka Beelaha ee ilaa Shalay ka Soconayey Deegaanka Darara wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ...
WAR DEG DEG :Baarlamaanka Puntland oo dagaal ku baqay xalada oo cakiran sasaan coladeed oo laga dareemayo
- Jan 19, 2018
Kulan deg-deg ah oo wadatashi ayaa waxaa isugu yimid Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland, ...
Magaalo maalinkii 6 daqiiqo oo kali ah dadku ay qorraxda arkaan
- Jan 19, 2018
Waxaad qiyaastaa in bishii 6 daqiiqo oo kali ah aad hesho ama aragto iftiinka ...
WAR DEG DEG DAAWO : madaxwayne farmaajo oo ka hadlay arimo la xidhidha safarkii puntland
- Jan 19, 2018
madaxwaynaha dowlada fadaraalka somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa ka hadlay safarkiisa puntland waxaana daawo ...
(Video) Madaxda Khaatumo Oo Fariintii Ugu Adkayd U Diray somaliland Iyo Qorshaha Xoraynta Khaatumo
- Jan 19, 2018
Madaxweyne kuxigeenka khaatumo Bashiir Cabdi Xaashi iyo gudoomiyaha baarlamanka khaatumo Cabdilaahi Jaamac Xirsi oo ...
(Video) Garaad Saleebaan Oo Soo Qaatay Qoriga Ak 47 Iyo Hadalkii Ugu Cuslaa Ee Bulshada Ugu Baaqay
- Jan 19, 2018
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,  Wasiir Faarax Maxamed Warsame, Iyo Gaashaanle Sare Axmed Gaani Cali ...
WAR DEG DEG :(Video) Wali Ma Aragtay Qolka Yar Xabsiga Laascaanood Ee somaliland Dadka Ku Xidho Wariyayaal fariin Ka Soo Diray
- Jan 17, 2018
Laba Suxufi Oo ku xidhan xabsiga dhexe ee laascaanood ayaa ka warbixiyay xaalada ay ...
WAR DEG DEG: R/wasaaraha Itoobiya iyo Muuse Biixi Cabdi is khilafay iyo cabsi xoogan
- Jan 17, 2018
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo kullan gaar ah la yeeshay madaxweynaha maamulka Somaliland ...