Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

DEG DEG:Tiknikadii ugu badnayd & Hubkii ugu cuslaa ee Somaliland oo dagaalka kusoo biiray & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hada xidhay Dirays ciidan kuna dhawaaqaya xaalad dagaal…..

Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Casuura.com uu ka helayo dagaalka u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in xaaladu ay sii cuslaatay kadib markii gurmad xoogan uu soo gaadhay ciidamada maamulka Somaliland oo markii hore laga awood roonaaday.

Dagaalkan oo hada soo qaboobaya isla markaasna kusii fidaya qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa waxaa la sheegay in ciidamada Puntland markani laga awood roonaaday una sii siqayaan dhanka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay oo isagu haatan shir deg deg iskugu yeedhay saraakiisha ciidamada Puntland ayaa ku dhawaaqaya in xaalad dagaal la isku diyaariyo lagana hor tago duulaanka qaawan ee ciidamada maamulka Somaliland ay kusoo qaadeen caasimada Puntland ee magaalada Garoowe.

Diyaar garow xoogan iyo gurmadka ciidamada Puntland oo hada sii xoogaysanaya ayaa waxaa laga yaabaa in ciidamada maamulka Somaliland laga qabsado magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool lagana sifeeyo deegaanada ay kaga sugan yihiin goboladda Puntland ee Sool iyo Sanaag oo ay arimiyaan qaybo kamid ah.

Wixii warar ah ee kusoo kordha warkaasi kala soco Puntlandnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay Qaban-qabaadiisa Wadeen ...
MUUQAAL: C.raxmaan Saylici oo Tagay Goobihii S.land ka Qabsatay Puntland
- Jan 22, 2018
Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa ...
Daawo Video:Muuse Biixi oo Lagu Canaantay Dagaalka Dadka Badani ku Dhinteen ee Ceel afwayn
- Jan 22, 2018
Dagaalka Beelaha ee ilaa Shalay ka Soconayey Deegaanka Darara wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ...
WAR DEG DEG :Baarlamaanka Puntland oo dagaal ku baqay xalada oo cakiran sasaan coladeed oo laga dareemayo
- Jan 19, 2018
Kulan deg-deg ah oo wadatashi ayaa waxaa isugu yimid Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland, ...
Magaalo maalinkii 6 daqiiqo oo kali ah dadku ay qorraxda arkaan
- Jan 19, 2018
Waxaad qiyaastaa in bishii 6 daqiiqo oo kali ah aad hesho ama aragto iftiinka ...
WAR DEG DEG DAAWO : madaxwayne farmaajo oo ka hadlay arimo la xidhidha safarkii puntland
- Jan 19, 2018
madaxwaynaha dowlada fadaraalka somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa ka hadlay safarkiisa puntland waxaana daawo ...
(Video) Madaxda Khaatumo Oo Fariintii Ugu Adkayd U Diray somaliland Iyo Qorshaha Xoraynta Khaatumo
- Jan 19, 2018
Madaxweyne kuxigeenka khaatumo Bashiir Cabdi Xaashi iyo gudoomiyaha baarlamanka khaatumo Cabdilaahi Jaamac Xirsi oo ...
(Video) Garaad Saleebaan Oo Soo Qaatay Qoriga Ak 47 Iyo Hadalkii Ugu Cuslaa Ee Bulshada Ugu Baaqay
- Jan 19, 2018
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,  Wasiir Faarax Maxamed Warsame, Iyo Gaashaanle Sare Axmed Gaani Cali ...
WAR DEG DEG :(Video) Wali Ma Aragtay Qolka Yar Xabsiga Laascaanood Ee somaliland Dadka Ku Xidho Wariyayaal fariin Ka Soo Diray
- Jan 17, 2018
Laba Suxufi Oo ku xidhan xabsiga dhexe ee laascaanood ayaa ka warbixiyay xaalada ay ...
WAR DEG DEG: R/wasaaraha Itoobiya iyo Muuse Biixi Cabdi is khilafay iyo cabsi xoogan
- Jan 17, 2018
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo kullan gaar ah la yeeshay madaxweynaha maamulka Somaliland ...