Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

DEG DEG Madaafiic Hada Socota Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo Garoonka Diyaaradaha Kusugan….

Wararka Warsidaha Casuura.com uu haatan ka helayo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu haatan ku sugan yahay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe halkaas oo laga yaabo in uu ka duulo halka wararka qaarkoodna ay sheegayaan in uu xadhiga ka jari doono garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muddo afar cisho ah u qorsheeyey in uu ku sugnaado Puntland, waxaana saaka mar kaliya lagaga war helay qaar kamid ah cutubyada ciidamada maamulka Somaliland oo gudaha u soo galay deegaanada Puntland kuwaas oo duulaan ku ah madaxweyne Farmaajo.

Xaalada Garoowe ayaa maanta qasan waxaana laga dareemayaa magaalada saan saan colaadeed, iyadoona wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ay sheegayaan in dagaalku uu sii xoogaystay isla markaasna ay laysla soo dhaafay goobihii lagu dagaalamay.

Wixii war ah ee soo kordha kala soco CASUURA.COM

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Boqor Buur-madow iyo Cabdi wali Gaas Maxaa kala Qabsaday, Xiisada Puntland iyo S.land (Daawo)
- Apr 15, 2018
Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland ...
DHEGAYSO-Isimadii Ka Socdey Somaliland oo War Ku Aadan Xaaladda Tukaraq Carmo Kaga Dhawaaqay Lana Hadlay Madaxweyne Gaas iyo Muuse Biixi.
- Apr 15, 2018
Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay wuxuu ku arkay Soomaalidii Isugu timid Carmo & Cida kala fogeysa
- Apr 15, 2018
Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel ...
DAAWO VIDEO : Caaqil Sanyare Shirkii Maanta Wax Garadka Laascaanood Kaga Tashanayeen Nabad Galyadda Laascaanood
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Caaqil Sanyare Oo Kamid ah cuqaasha magaaladda laascaanood ayaa ka hadlay shir ...
DAAWO VIDEO -: Boqor Khadar Cali Jaamac Oo Runta Usheegay Wasiirka Biyaha Somaliland Buuq Iyo Muran Ka Dhashay…..
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Waxaa maalmihii Ugu Dambeeyay Magaaladda Laascaanood Ka socday shirar ay Isugu Imanayeen ...
Warbixin Maxaa Kala Qabsaday Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Iyo Masuuliyiin Somaliland Ka Socday.
- Apr 14, 2018
Shir Maalmihii Ugu Dambeeyay Usocday Odayaasha Cuqaasha Iyo Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Lagagana Tashanayay ...
Daawo Video:Muran ka Taagan Xilka uu Muuse Biixi ka Hayo Xisbiga Kulmiye ee Somaliland
- Apr 13, 2018
Maxamed Cali Rayte oo ah Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka Hadlay ...
Safarka madaxwaynaha Soomaaliya ee Dalka Sucuudiga iyo Xog ku saabsan !
- Apr 12, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa ...
Daawo Qubanaha VOA: Xiisada Somalia iyo Imaaraadka iyo Qodobo Xiiso badan
- Apr 12, 2018
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso ...
Dhegayso: Taliye Gorod oo ka hadlay Warqad uu ku dalbaday in la Fasaxo Lacagtii Imaaraadka ee la Qabtay
- Apr 12, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa markii u horeysay ka ...