Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

AKHRI Faah Faahin Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Dhexmaray Somaliland Iyo Puntland

Laascaanood (Casuura.com) Ciidamadda Somaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka tukaraq iyo god qaboobe kadib markii saak hiirti waa beri dagaalku dhex maray maamulka puntland oo deeganadaasi ka talin jiray,

Dhawaaqa rasaasta labada ciidan oo goos goos ah ayaa Xiligan laga maqlaya deegaanka tukaraq iyo god qaboobe oo labaduba ka tirsan g.sool isla markaana 50 KM Ujirta Gudaha Magaaladda Laascaanood.

Deegaanadan gacanta somaliland soo galay ayaa ah kastamkii ugu waynaa ee puntland isla markaan ay kasoo xaroon jireen cashuuraha gaadiidka ukala goosha puntland iyo somaliland.

Dagaalkan saaka ka qarxay deegaanka tukaraq ee g/sool Ayaa Xidhiidh Aanu La Samaynay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamadda Somaliland waxa ay dhankooda noo xaqiijiyeen in 3 qof ka dhaawacmay Hal Askarina Ka Dhintay halka ciidamadda puntland na ay Noo Sheegeen Saraakiishaasi In ay ka dileen 3 askari dhaawac fara badana ay ka jiiteen goobtan ay ka qabsadeen ciidamadda somaliland.si walow ay wali is hor fadhiyaan labadda ciidan ee somaliland iyo puntland balse aysan xabadu wali afka ka bixin.

XAMSE DARWIISH

LAASCAANOOD

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Daawo: Madax-dhaqameedka Garxajis oo Shaaciyey Xiliga Shirkooda, Iyagoo Dagaalka ku eedeeyay Muuse Biixi
- Jan 22, 2018
Madaxa-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa Shaaciyay Wakhtiga ay Sida Rasmiga Ah u qabanayaan Shirwayne ay Qaban-qabaadiisa Wadeen ...
MUUQAAL: C.raxmaan Saylici oo Tagay Goobihii S.land ka Qabsatay Puntland
- Jan 22, 2018
Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa ...
Daawo Video:Muuse Biixi oo Lagu Canaantay Dagaalka Dadka Badani ku Dhinteen ee Ceel afwayn
- Jan 22, 2018
Dagaalka Beelaha ee ilaa Shalay ka Soconayey Deegaanka Darara wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ...
WAR DEG DEG :Baarlamaanka Puntland oo dagaal ku baqay xalada oo cakiran sasaan coladeed oo laga dareemayo
- Jan 19, 2018
Kulan deg-deg ah oo wadatashi ayaa waxaa isugu yimid Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland, ...
Magaalo maalinkii 6 daqiiqo oo kali ah dadku ay qorraxda arkaan
- Jan 19, 2018
Waxaad qiyaastaa in bishii 6 daqiiqo oo kali ah aad hesho ama aragto iftiinka ...
WAR DEG DEG DAAWO : madaxwayne farmaajo oo ka hadlay arimo la xidhidha safarkii puntland
- Jan 19, 2018
madaxwaynaha dowlada fadaraalka somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa ka hadlay safarkiisa puntland waxaana daawo ...
(Video) Madaxda Khaatumo Oo Fariintii Ugu Adkayd U Diray somaliland Iyo Qorshaha Xoraynta Khaatumo
- Jan 19, 2018
Madaxweyne kuxigeenka khaatumo Bashiir Cabdi Xaashi iyo gudoomiyaha baarlamanka khaatumo Cabdilaahi Jaamac Xirsi oo ...
(Video) Garaad Saleebaan Oo Soo Qaatay Qoriga Ak 47 Iyo Hadalkii Ugu Cuslaa Ee Bulshada Ugu Baaqay
- Jan 19, 2018
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,  Wasiir Faarax Maxamed Warsame, Iyo Gaashaanle Sare Axmed Gaani Cali ...
WAR DEG DEG :(Video) Wali Ma Aragtay Qolka Yar Xabsiga Laascaanood Ee somaliland Dadka Ku Xidho Wariyayaal fariin Ka Soo Diray
- Jan 17, 2018
Laba Suxufi Oo ku xidhan xabsiga dhexe ee laascaanood ayaa ka warbixiyay xaalada ay ...
WAR DEG DEG: R/wasaaraha Itoobiya iyo Muuse Biixi Cabdi is khilafay iyo cabsi xoogan
- Jan 17, 2018
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo kullan gaar ah la yeeshay madaxweynaha maamulka Somaliland ...