DEG DEG DAAWO-: Somaliland Oo Sheegtay In Ciidamadeedu Aysan Dib Uga Soo Noqon Doonin Tukaraq
Laascaanood (Casuura.com) Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in ciidamadeedu aysan dib ugasoo noqon doonin deegaanadda tukaraq iyo god qaboobe Oo Maalinkii shalay ay kala wareegeen maamulka puntland.
Gudoomiyaha Golaha wakiiladda somaliland baashe maxamed faarax iyo golihiisa wakiiladda ayaa kulan maanta ay yeesheen ku ansixiyay in ciidamadu dib aysan ugasoo noqonayn deegaanadaasi ay qabsadeen.