Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

Daawo War Saxafadeed Kasoo Baxay Puntland Isku Socodkii Gadiidka Rayidka ee Laascaanood Iyo Garowe Oo La Jaray

Guddoomiyaha gobolka Nuugaal ee Puntland Cumar Fara-weyne ayaa sheegay in la joojiyay gadiidkii rayidka ee isaga kala gudbi jiray deegaannada Puntland iyo Somalland, waxaana uu intaa ku daray in loo ogol yahay oo kaliya dhaqdhaqaaq gadiidka mas’uuliyiinta iyo kuwa ciidamada.

‘’Cid kasta oo ka imaneysa  Somaliland waddadu wey u furan tahay, dadka hadda ku sugan Puntland ee ka soo jeeda Soomaaliland iyaguna waa joogi karaan oo Soomaalinimo ayaa loo ogol yahay, laakiin xaalado ayaa jira, inta xaaladahaa taagan yihiin yihiin waddadu wey xiran tahay ilaa amar danbe ayuu yiri’’ ayuu yiri guddoomiyaha.

Sababta loo xiray isku socodka dadka iyo gadiidka deegaannada Puntland iyo Soomaaliland ayuu ku micneeyay guddoomiyaha xiisasdaha colaadeed ee soo cusboonaaday, isaga oo sheegay in ay ka foojigan yihiin in dad rayid ah la wax yeelleeyo.

Halkan ka Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Boqor Buur-madow iyo Cabdi wali Gaas Maxaa kala Qabsaday, Xiisada Puntland iyo S.land (Daawo)
- Apr 15, 2018
Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland ...
DHEGAYSO-Isimadii Ka Socdey Somaliland oo War Ku Aadan Xaaladda Tukaraq Carmo Kaga Dhawaaqay Lana Hadlay Madaxweyne Gaas iyo Muuse Biixi.
- Apr 15, 2018
Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay wuxuu ku arkay Soomaalidii Isugu timid Carmo & Cida kala fogeysa
- Apr 15, 2018
Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel ...
DAAWO VIDEO : Caaqil Sanyare Shirkii Maanta Wax Garadka Laascaanood Kaga Tashanayeen Nabad Galyadda Laascaanood
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Caaqil Sanyare Oo Kamid ah cuqaasha magaaladda laascaanood ayaa ka hadlay shir ...
DAAWO VIDEO -: Boqor Khadar Cali Jaamac Oo Runta Usheegay Wasiirka Biyaha Somaliland Buuq Iyo Muran Ka Dhashay…..
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Waxaa maalmihii Ugu Dambeeyay Magaaladda Laascaanood Ka socday shirar ay Isugu Imanayeen ...
Warbixin Maxaa Kala Qabsaday Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Iyo Masuuliyiin Somaliland Ka Socday.
- Apr 14, 2018
Shir Maalmihii Ugu Dambeeyay Usocday Odayaasha Cuqaasha Iyo Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Lagagana Tashanayay ...
Daawo Video:Muran ka Taagan Xilka uu Muuse Biixi ka Hayo Xisbiga Kulmiye ee Somaliland
- Apr 13, 2018
Maxamed Cali Rayte oo ah Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka Hadlay ...
Safarka madaxwaynaha Soomaaliya ee Dalka Sucuudiga iyo Xog ku saabsan !
- Apr 12, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa ...
Daawo Qubanaha VOA: Xiisada Somalia iyo Imaaraadka iyo Qodobo Xiiso badan
- Apr 12, 2018
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso ...
Dhegayso: Taliye Gorod oo ka hadlay Warqad uu ku dalbaday in la Fasaxo Lacagtii Imaaraadka ee la Qabtay
- Apr 12, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa markii u horeysay ka ...