Casuura.com kala soco warar sugan & xoggo rasmi ah logo telesom Dahabshiil

Ruushku ha u diyaar Garoobo Gantaalka aan soo Ridayo iyo Xiisada 2-da dal oo Faraha ka baxday

Madaxweynaha Maraykanka ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Ruushka uu u diyaar garoowo sidii ay u difaaci lahayeen gantaalka lagu weerrari doonno Suuriya si loogu falceliyo suntii kiimikada ahayd ee la sheegay in dowladda Suuriya ku weerrartay meel ka mid ah Suuriya isbuuci lasoo dhaafay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiil sare oo ka tirsan Ruushka ayaa ku hanjabay in ay diyaar u yihiin in ay u jawaaban haddii Maraykanka ay isku dayaan in ay ku soo ridaan gantaal.

Trump ayaa wacad ku maray in jawaab adag ay ka bixin doonaan wixii dhacay, Wuxuu Assad ku tilmaamay “Xayawaan heysta hubka kiimikada”.

Madaxweyne Bashar al-Assad oo kaalmo militari ka haysta Ruushka ayaa diiday in ay geysteen weerarka kiimikada ah.

Sabtidii dad u dhaqdhaqaaqa mucaaridka Suuriya, kooxaha dad badbaadiya iyo hay’addaha gargaarka ayaa sheegay in magaalada mucaaridka ay heystaan ee Douma oo ku taalla bariga gobolka Quuta in ciidammada dawladda soo weerraray iyagoo isticmaalayo sunta kiimakada ah.

Arbacadii Ha’yadda caafimaadka adduunka ayaa waxay codsatay in loo ogolaado galitaan si ay u soo hubiyaan wararka sheegaya in 70 ruux ay ku dhinteen halkaasi, kuwaas oo ay ka mid yihiin 43 qof oo la arkay ay la luudayaan sunta kiimikada.

Maraykanka iyo xulafadiisa Faransiiska iyo Britain ayaa isku raacay arrintan in ay iska kaashadaan waxaana la filayaa in ay u diyaar garoowayaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Riix Muuqaladan Hoose

Wararkii Maanta

Boqor Buur-madow iyo Cabdi wali Gaas Maxaa kala Qabsaday, Xiisada Puntland iyo S.land (Daawo)
- Apr 15, 2018
Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland ...
DHEGAYSO-Isimadii Ka Socdey Somaliland oo War Ku Aadan Xaaladda Tukaraq Carmo Kaga Dhawaaqay Lana Hadlay Madaxweyne Gaas iyo Muuse Biixi.
- Apr 15, 2018
Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay wuxuu ku arkay Soomaalidii Isugu timid Carmo & Cida kala fogeysa
- Apr 15, 2018
Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel ...
DAAWO VIDEO : Caaqil Sanyare Shirkii Maanta Wax Garadka Laascaanood Kaga Tashanayeen Nabad Galyadda Laascaanood
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Caaqil Sanyare Oo Kamid ah cuqaasha magaaladda laascaanood ayaa ka hadlay shir ...
DAAWO VIDEO -: Boqor Khadar Cali Jaamac Oo Runta Usheegay Wasiirka Biyaha Somaliland Buuq Iyo Muran Ka Dhashay…..
- Apr 14, 2018
Laascaanood (Casuura.com) Waxaa maalmihii Ugu Dambeeyay Magaaladda Laascaanood Ka socday shirar ay Isugu Imanayeen ...
Warbixin Maxaa Kala Qabsaday Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Iyo Masuuliyiin Somaliland Ka Socday.
- Apr 14, 2018
Shir Maalmihii Ugu Dambeeyay Usocday Odayaasha Cuqaasha Iyo Wax Garadka Magaaladda Laascaanood Lagagana Tashanayay ...
Daawo Video:Muran ka Taagan Xilka uu Muuse Biixi ka Hayo Xisbiga Kulmiye ee Somaliland
- Apr 13, 2018
Maxamed Cali Rayte oo ah Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka Hadlay ...
Safarka madaxwaynaha Soomaaliya ee Dalka Sucuudiga iyo Xog ku saabsan !
- Apr 12, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa ...
Daawo Qubanaha VOA: Xiisada Somalia iyo Imaaraadka iyo Qodobo Xiiso badan
- Apr 12, 2018
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso ...
Dhegayso: Taliye Gorod oo ka hadlay Warqad uu ku dalbaday in la Fasaxo Lacagtii Imaaraadka ee la Qabtay
- Apr 12, 2018
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa markii u horeysay ka ...