Navigation
Home
Games
Forum

Radio




Google
Opinion - Fikrado
SOMAALIYA DAL IYO DAD AYAAN DARAN.
Warqad ku socota Soomaaliga qoriga haysta
Dhibaatooyinka ay la kulmaan Haweenka isticmaala Daawooyinka la is ku Ca...
Ma Caqli galbaa in qof Dheeman heystaa uu ku badasho Maar?
Hogaamiye kastaa oo Jago Soomaaliya ka qabtaa wuxuu is moodaa inuu aamus...
MAQAAL: Ra`iisul Wasaaraha Soomaaliya oo noqdey ninka kaliya ee Ciyaalka...
Maqaal: Ayeey xukumayaan hadey fidno ka dhex abuuraan dadka wada dhashay...
MAXAA HARAY OO LEYSKU HAYSTAA ???

Ma Doonaysaa Daawashada caleema saarkii garaad jaamac garaad ismaaciil 02. july 09
Ma jeceshahay inaad daawato wacdardii ka dhacday magaalada laascaanood 22-kii bishii hore oo dhamaan dadkii magaalada oo dhan goor aroor ah ay iskugu soo baxeen Guriga garaad jaamac ilaa bartamaha magaalad oo ilaa 4 galabnimo ay u dabaal dagayeen garaad jaamac garaad ismaaciil
Kulan dhexmaray Ururka weynaha NSUM Hay'adaha UNICEF iyo FSNAU. 02. july 09
iyadoo ka jawaabaysay ayey sheegtay Wakiilka Cusub ee Hay'adani UNICEF Mss: Rozanne Chorlton in ay Xafiiska ku cusub tahay isla markaana ay ku sugan tahay mudo ka yar hal bil. waxay shegtay in aysan weli helin dhamaan Macluumaadkii meesha uu kaga tagay Wakiilkii ayada ka horeeyey.
Madaxweyne Shariif oo u ambabaxay magaalada Sirta ee Libya 30. june 09
Madaxweynaha dowladda KMG iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeday magaalada Sirte ee wadanka Libya.
Maamulka Islaamiga ee Kismaayo oo ka hadlay xaalada ammaanka 30. june 09
Maamulka Islaamiga ee magalada Kismaayo xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa uu maanta shaaca ka qaaday xaalada amaan ee magaalda Kismaayo inay haatan aad u wanaagsan tahay iyadoo lagu arkayo xaafadaha magaalada Kismayo.
Cudurka Hargabka Doofaarka oo laga helay Soomaliya! 26. june 09
Sida lala wada socdo Cudurka Khatarta ah "Swine flu" ayaa Markii u horeysay soo gaaray Qaybo kamid dhulalka Soomaliya. Cudurkaan oo bartamihii sanadkaan ka dilaacay Wadanka Mexsico, kuna dilay dad badan ayaa noqonaya Cudur ku faafa "Neefta" ay dadku isku neefsadaan, waxaana iska qaadi kara Xayaan iyo Bini'aadamba
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.

Google