Jaaliyada east Africa ee Nairobi oo qabatay shir lagu taageerayo shirka holhol ee uu ku dhawaaqay garaad jamac G SmaiL

Xafladan oo ay soo agaasimeen jaaliyada east Africa ayaa waxaa ay ku salaysneed taageerida jirka holhol ee uu ku dhawaaqay garaad jaamac garaad ismail ducaale waxaana ay u dirayaan halbalyo garaad jaamac garaad ismail.

Waxaanu leenahay anagoo ah labadd gudi ee raga iyo haweenka ee jaaliyada nairobi  garaad jaamac waxaa ku horyaalo hawl wayn hawshaas oo ah tii laguu igmaday in aad shacbigaag ka saarto dhibaatadda ay ku jiraan waxaana aan ku leenahay anagu aad ayaanu fikirkaaga wacan u soo dhawayneenaa adiguna dadaal kaaga hal kaas ka sii wad ,

 
Sidoo kale Waxaanu leenahay isimadda kale ee ssc  si xushmadd leh uga codsanaynaa in ay qadariyaan hadalka shacbiga ssc oo aanu leenahay taladiinu ha noqoto mid meel u wadda hoyato waane in aad ka qayb gashaan dhamaantiin gogasha uu fidiyaya garaad jaamac garaad ismail ducaale idinka oo tixgalinayo hadalkayaga hadaanu nahay jaaliyada Nairobi.
Tags:

User login