waxaa magaalada holhol gaadhay garaad jaamac garaad ismaaciil iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminyay garaadka
Garaad Jaamac Garaad Ismaciil ayaa magaalada Laascaanood kaga baxay si xeeladaysan ka dib markii Maamulka Somaliland ay Warqad gurigiisa ugu keenan ay ku qoran tahay in uusan dhinacna gurigiisa uga bixi karin kana qayn geli karin shirka Holhol ee uu iclaamiyey.
Garaadka ayaa wuxuu ku safray Gaadhi aan Gaadhigiisii ahayn,waxaana garaadka la socdey dhalinyaro gaashaaman.
casuura.com
